Posts

Showing posts from August, 2015

FBI administrative processing

Administrative Processing FBI Name checks A DV2015 selectee from the immigration.com forum named Martin has done a bit of research on the FBI name checks. These checks are not specific to DV lottery selectees, but the information gives an insight into some of the reasons why some cases are more likely to go on AP than others. In some countries there is a high chance of AP, in other countries it will happen rarely. I have also speculated that KCC might be calling for some of these checks as part of the DS260 processing – and that might be something introduced this year with the new DS260 system. Perhaps I am giving USCIS/DoS too much credit – but if true it would at least explain why the DS260s are talking so long to process compared with the previous paper based process. That would be advantageous to DV lottery selectees because as annoying as it is waiting for the DS260 to be completed, AP is far more detrimental since many AP checks failed to finish in previous years. Starting ...

Murti-Xikmad-

                KA. FAA IIDAYSO --  * Dadka waxa ugu jaahilsan qofka sharka sameya khayrkana rajeeya. * Qofku wax uu dhawro waxa ugu wanaagsan diintiisa. *Qoom kasta cadowgooda wuxuu ka adkaadaa marka ay is khilaafaan<. * Murugooyinka markay far badtaan way wada dataan. * Naftaaadda hagaaji dadkaa kuu hagaagaya. * Nicmadu waxay ku waartaa shukriga. * Mar mar dadka u booqasho tag wey ku jeclanayaan. * Camal la sameeyo waxa ugu wanaagsan midka la daa’imo haba yaraadee. * Rayiga ayey raciyada ku hagaagt. * Kalah waad farxi. * Caddaalad ayaa dadka lagu hantaa. * Maalka waxa barakeeya sakadda. * Saltanada waxa xejiya caddaaladda. * Taajirka fulayga ahi mar kasta wuu khasaaraa. * Rajo waxa ugu wanaagsan Alle oo lagu kalsoonaado. * Nin rag cadowgiisa waa calooshiisa. * Midhaha cilmiga waa cilmiga oo la falgeliyo. * Jaahilku waddankiisa khariib ayuu ku yahay. * Fulaynimada waa nusqaan. * In badan dadaal in yarna ku qan...

KAFAA IIDAYSO -- * Dadka waxa ugu jaahilsan qofka sharka sameya khayrkana rajeeya. * Qofku wax uu dhawro waxa ugu wanaagsan diintiisa. * Qoom kasta cadowgooda wuxuu ka adkaadaa marka ay is khilaafaan. * Murugooyinka markay far badtaan way wada dataan. * Naftaaadda hagaaji dadkaa kuu hagaagaya. * Nicmadu waxay ku waartaa shukriga. * Mar mar dadka u booqasho tag wey ku jeclanayaan. * Camal la sameeyo waxa ugu wanaagsan midka la daa’imo haba yaraadee. * Rayiga ayey raciyada ku hagaagt. * Kalah waad farxi. * Caddaalad ayaa dadka lagu hantaa. * Maalka waxa barakeeya sakadda. * Saltanada waxa xejiya caddaaladda. * Taajirka fulayga ahi mar kasta wuu khasaaraa. * Rajo waxa ugu wanaagsan Alle oo lagu kalsoonaado. * Nin rag cadowgiisa waa calooshiisa. * Midhaha cilmiga waa cilmiga oo la falgeliyo. * Jaahilku waddankiisa khariib ayuu ku yahay. * Fulaynimada waa nusqaan. * In badan dadaal in yarna ku qanac. * Ciidammadu waa dhufayska wadamadda. * Xadhigga beentu waa mid aad u gaaban. * Wadamaddu waxay ku camirmaan jacaylka wadanka marka la jeclaado. * Dunida waa maal, aakhirna waa camal (dunida waxa lagu faanaa hanti, aakhrina waxa lagu faanaa camalka. * Aabbahaa dhawr inankaaga ayaa ku dhawriye. * Badbaadadu waxay ku jirtaa dhawrsanaanta. * Geesinimadu waa saacad oo la sabro. * Samirku waa furaha guusha. * Samirku waa xeelad. * Runtu waa badbaado iyo sarreyn. * Dulmi lagalo waxa ugu xun qof liita oo la dulmo. * Caddaaladdu waa guul. * Dhawranaantu waa quruxda faqriga. * Shaqadu waa nolol, raaxaduna waa dhimasho.

----------- KA FAAiIDAYSO -- * Dadka waxa ugu jaahilsan qofka sharka sameya khayrkana rajeeya. * Qofku wax uu dhawro waxa ugu wanaagsan diintiisa. Qoom kasta cadowgooda wuxuu ka adkaadaa marka ay is khilaafaan. * Murugooyinka markay far badtaan way wada dataan. * Naftaaadda hagaaji dadkaa kuu hagaagaya.  Nicmadu waxay ku waartaa shukriga * Mar mar dadka u booqasho tag wey ku jeclanayaan. * Camal la sameeyo waxa ugu wanaagsan midka la daa’imo haba yaraadee. * Rayiga ayey raciyada ku hagaagt. * Kalah waad farxi. * Caddaalad ayaa dadka lagu hantaa. * Maalka waxa barakeeya sakadda. * Saltanada waxa xejiya caddaaladda. * Taajirka fulayga ahi mar kasta wuu khasaaraa. * Rajo waxa ugu wanaagsan Alle oo lagu kalsoonaado. * Nin rag cadowgiisa waa calooshiisa. * Midhaha cilmiga waa cilmiga oo la falgeliyo. * Jaahilku waddankiisa khariib ayuu ku yahay. * Fulaynimada waa...