Posts

Showing posts from 2017

Codka Somaliland http://ift.tt/2yKEF3a

Codka Somaliland http://ift.tt/2yKEF3a

Hargeisa Somaliland http://ift.tt/2yKEF3a

Hargeisa Somaliland http://ift.tt/2yKEF3a

Hargeisa Somaliland http://ift.tt/2yKEF3a

Hargeisa Somaliland http://ift.tt/2yKEF3a

Hargeisa Somaliland http://ift.tt/2yKEF3a

Hargeisa Somaliland http://ift.tt/2yKEF3a

Shakir Essa http://ift.tt/2jssOnN

Shakir Essa http://ift.tt/2jssOnN

Shakir Essa http://ift.tt/2jssOnN

Shakir Essa http://ift.tt/2jssOnN

Shakir Essa http://ift.tt/2jssOnN

Shakir Essa http://ift.tt/2jssOnN

Shakir Essa http://ift.tt/2jssOnN

Shakir Essa http://ift.tt/2jssOnN

Shakir Essa http://ift.tt/2jssOnN

Shakir Essa http://ift.tt/2jssOnN

Shakir Essa http://ift.tt/2jssOnN

Shakir Essa http://ift.tt/2jssOnN

Shakir Essa http://ift.tt/2jssOnN

Shakir Essa http://ift.tt/2jssOnN

Shakir Essa http://ift.tt/2jssOnN

Shakir Essa http://ift.tt/2jssOnN

Shakir Essa http://ift.tt/2jssOnN

Shakir Essa http://ift.tt/2jssOnN

Shakir Essa http://ift.tt/2jssOnN

Shakir Essa http://ift.tt/2jssOnN

Shakir Essa http://ift.tt/2jssOnN

Shakir Essa http://ift.tt/2jssOnN

Shakir Essa http://ift.tt/2jssOnN

Shakir Essa http://ift.tt/2jssOnN

Shakir Essa http://ift.tt/2jssOnN

Shakir Essa http://ift.tt/2jssOnN

Shakir Essa http://ift.tt/2jssOnN

Shakir Essa http://ift.tt/2jssOnN

Middle East history's

Cradle of civilisation Although rock art dating back to 10,000 BC lies hidden amid the desert monoliths of the Jebel Acacus in  Libya , little is known about the painters or their nomadic societies, which lived on the outermost rim of the Middle East. The enduring shift from nomadism to more-sedentary organised societies began in the fertile crescent of Mesopotamia (ancient  Iraq ) and the Nile River Valley of Ancient  Egypt . In about 5000 BC a culture known as Al-Ubaid first appeared in Mesopotamia. We known little about it except that its influence eventually spread down what is now the coast of the Gulf. Stone-Age artefacts have also been found in  Egypt 's  Western Desert ,  Israel 's Negev Desert and in the West Bank town of  Jericho . Sometime around 3100 BC the kingdoms of Upper and Lower  Egypt  were unified under Menes, ushering in 3000 years of Pharaonic rule in the  Nile Valley . The Levant (present-day  Lebanon ,...

Somalia: The hidind history's you will know

Image
www.mercenary-wars.net SOLDIERS OF FORTUNE MERCENARY WARS Select Language ​ ▼   Somalia To enlage click onto photo repeat to shrink Map  source 600s  Arab tribes establish the sultanate of Adel on the Gulf of Aden coast.  1500 - 1600  Portuguese traders land on the east coast of Africa and start intermittent power struggles with the Sultanate of Zanzibar for control of port cities and surrounding towns.  1840  The British East India Company signs treaties with the Sultan of Tajura for unrestricted trading rights. 1860s  France acquires foothold on the Somali coast, later to become Djibouti. 1875  Egypt occupies towns on Somali coast and parts of the interior. 1887   Britain proclaims protectorate over Somaliland after reaching  a final agreement with the local King Menelik and various tribal chiefs and draws a boundary with neighbouring Ethiopia to form British Somalilan...

codka hargeysa website

Somalia cuts ties for Saudi coalition

Image
Middle East and Africa Somalia Tweet Share Google+ Photo: reporter# Shakir Essa Somali Prime Miniser Hassan Ali Khaire in Qatar (file photo). Somalia on Wednesday broke its silence over the ongoing Qatar crisis and asked countries involved to seek dialogue. "The Federal Republic of Somalia deeply concerned about the diplomatic row between the brotherly Arab countries" a statement from the Foreign Affairs Ministry said. "Somalia calls to all countries involved to settle their differences through dialogue ans within the Arab League and the Organisation of Islamic Co-operation" it stated. The statement further said that Somalia is ready to give a helping hand to resolve the Qatar crisis. Saudi Arabia and other Gulf states last week cut ties with Qatar accusing it of funding terror activities in the region. With more than 7 countries following afterwards to back Riyadh and UAE decision all eyes were on Somalia to know what move it will make. Recently Somali...

Diyaarad ku burburtey magaalada garbahaarey ee Somalia

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo, ayaa sheegaya in goor dhaw halkaasi ay ku bur burtay diyaarad doonaysay inay ka dagto Garoonka diyaaradaha Magaalada Garbahaarey. Masuuliyiinta Maamulka Degmada Garbahaarey ayaa xaqiijiyay diyaaradaasi inay bur burtay, inkastoo aysan bixin macluumaad dheeri ah, haddana waxa ay sheegeen inay wadaan Baaritaan. Diyaarada ayaa la sheegay inay aheyd mid siday agab kala duwan, balse lama oga inay agabkaasi u siday ciidamada Amisom ee ku sugan Degmada Garbahaarey iyo inay u siday Hay’addaha gargaarka ah ee Gobolka ka hawlgala. Illaa hadda lama oga Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay bur burka diyaaradahaasi maanta ku bur burtay Magaalada Garbahaarey. Saraakiisha Amisom iyo maamulka Degmada ayaa hadda baaraya ciladda keentay inay diyaarada ku bur burto Garoonka diyaaradaha ee Magaaladaasi. Gudoomiyaha Gobolka Gedo ee Maamulka Jubbaland oo si kooban uga hadlay diyaarada bur burtay ayaa sheegay inay wadaan Baaritaan, dibn...

First Russian diplomat sets foot in Somaliland for over 38 years

Image
© Medeshi news Sourced news about the Horn of Africa and beyon Thursday, May 11, 2017 First Russian diplomat sets foot in Somaliland for over 38 years Somaliland - (MoFA) - The Foreign Minister met with the Deputy Consular of Russia Yury Kourchakov who is based in Djibouti. This was the first time a Russian diplomat set foot in Somaliland for over 38 years. This occasion was a meet and greet for the Consular to meet the Foreign Minister, and to discuss enhancing ties between the two states.   Dr. Saad Shire (Left) and  Yury Kourchakov The Foreign Minister explained the struggle Somaliland faced and with virtually no help, Somaliland has earned the label of “emerging democracy” . Somaliland is a remarkable success story that cannot be denied while its neighbor Somalia is unstable. Foreign Minister said " The Republic of Somaliland should get the international recognition it deserves not only because it is right, but because it is in the best interests...

Kuwait ready to resume visa waiver talks with the EU: diplomat

Kuwait ready to resume visa waiver talks with the EU: diplomat : A Kuwaiti diplomat said his country is ready to resume negotiations with the European Commission on

Sida loogu sameeyo Facebook powerPoint

Image
PowerPoint sida Loogu Daabaco Facebook Daabace:  Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh:  Monday, January 18, 2016  Click next lesson Su’aal uu akhriste #AqoonKaal isoo weydiiyey ayaa u qornayd sidan:  Waxaan rabaa inaan page-kayga Facebook ku xiro ama ku daabaco PowerPoint ee sidee yeelaa? Su’aashaas uu isoo weydiiyey akhriste AqoonKaal.com, waxaana uga jawaabayaa si caam ah, si akhristayaasha kale ay ugu noqoto aqoon-kororsi. Sida caadiga ah Facebook-ga si toos ah looguma daabaci karo PowerPoint. Laakiin nasiib wanaag waxaa jira xirfad sahlan oo marka la adeegsado ay fududahay in lagu daabaco wixii uu xambaarsanaa PowerPoint, taas oo la xiriirta in loo badalo video. Arrintaas si aad u samaysid raac habkan: FG: nidaamkan si aad u raacid waa in aad adeegsatid PowerPoint 2010 iyo wixii ka dambeeyey. 1. Adigoo adeegsanaya barnaamijka PowerPoint, fur faylka aad doonaysid in Facebook ku daabacdid. 2. Faylku marka uu ku furmo barnaamijka PowerPoint: ...

Waxyaabaha Muhiimka ah ee Laga fiiriyo ama Lagu xusho marka la iibsanayo Computer

Image
Waxyaabaha Muhiimka ah ee Laga fiiriyo ama Lagu xusho marka la iibsanayo Computer – Laptop Daabace:  Mohamed Ali - AqoonKaal | Taariikh:  Friday, May 20, 2016  |  84 Jawaabood «  Casharkii Hore  |  Casharka Xiga  » #AqoonKaal.com: Ugu horayn inta aadan iibsan Computer waxaa muhiim ah in aad ogtahay ujeedada iyo hawsha aad u adeegsan doontid computerka: Ma waxaad u adeegsanaysaa in aad qoraalada caadiga ah ku qoratid, mase waxaad ku agaasimaysaa sawirro iyo video, mase in aad ku kaydsanaysid casharada dugsiga/iskoolka, ma waxaad rabtaa computer fudud oo aad safar la gashid, mase mid guriga uun aad ku adeegsatid iwm. Ujeedada iyo muhiimadda ay leedahay hawsha aad u adeegsan doontid ayaad ku salayn doontaa tayada iyo qiimaha aad ka bixin doontid computerka. Mar haddii aan ujeedada isla meel dhignay, waxaan qoraalkan AqoonKaal.com ku eegi doonaa waxyaabaha muhiimka ah ee laga fiiriyo computerka marka la iibsanayo, taas oo aan ku ogaan kartid tay...

Danbi kama dhaco buuraha

Danbi kama dhaco buuraha! Danbi kama dhaco buuraha! Qisadan ‘No Crime in the Mountains’ waxaa qoray qoraa Maraykan ah oo lagu magacaabo Raymond Chandler. Raymond waxa uu caan ku ahaa qorista sheekooyinka ku saabsan dambiyada ‘Detective stories’. Buugtiisa kuwa ugu caansan waxaa ka mid ah: The Big Sleep, Farewell My Lovely, The Long Goodbye iyo No Crime In th Mountains. Qaar ka mid ah sheekooyinkiisa waxa laga sameeyay filimada ugu caansan Hollywood. Sheekadan ‘No Crime In the Mountains’ waa mid ka mid ah sheekooyinkiisa, waatan iyada oo kooban: Duhurkii ka hor ayay ii soo dhacday warqaddu. Warqad aanan sugayn ayay ahayd waxaana dusha kaga qornaa cinwaanka qofka soo diray iyo magaalada uu joogo (F.S Lacey, Puma Point, California). Gudaha galka ay warqaddu ku jirtay waxa la socday jeeg uu ninka warqadda soo diray ku saxeexan yahay. Waxaana ku qornaa lacag boqol doolar ah. Warqaddii ayaan kala furay, waxa ku qornaa sidan: ‘’Mr John Evans...

Gebo gabada Dunnida

Gebagabada dunida! Gebagabada dunida! Culimadii hore iyo kuwa haatan joogaaba waxa ay in badan isku hawleen isla markaasna wax badan ka qoreen calaamadaha ama astaamaha lagu garto soo dhawaadka maalinta dunida la gabagabaynayo ama qiyaamaha. Walina may joogsan ee way socdaan ka hadalka laga hadlaayo astaamaha lagu garto soo dhawaadka qiyaamaha. Waxa aan shaki ku jirin in marka arrimaha noocan oo kale ah laga hadlayo aan loo doonanayn meel aan ahayn Kitaabka Qur’aanka kariimka ah iyo Axaadiistii Nebiga NNKH. Haddaba calaamadaha qiyaamaha waxa loo qaybiyaa laba qaybood oo kala ah: Calaamadaha yaryar:  Oo u sii kala baxaya laba nooc: Nooca koowaad: calaamado fog Calaamadahani waa kuwo soo baxay oo la arkay isla markaasna waa calaamado yar yar oo muddo laga joogo dhicistoodii. Waxaana tusaale aynu usoo qaadan karnaa: Soo bixiddii Nebiga CSW, kala jabkii dayaxa iyo ololkii waynaa ee Madiina ka soo baxay. Nooca labaad: calaamado dhexe: Calaamadahani waa kuwo soo baxay siina...

Free Samsung unlocking

Samsung Unlocking Instructions General instructions  (will work for most phones): Turn off your Samsung phoneInsert a non-accepted sim card (different from the original carrier). Turn on the phone. Slide to unlock and it will ask for the unlock codeEnter the unlock code you obtained from UnlockRiver.comYour phone is now fully unlocked!   If you enter an non-accepted Sim Card and your phone does not prompt to enter Unlock Code: Method 1: Go to the dial screen and press #7465625*638*# Once prompted for code, enter 8 digit Unlock Code provided by unlockriver.com.   Method 2: Turn off your Samsung phoneInsert a non-accepted sim card (different from the original carrier) and turn your phone back on. When prompted for the unlock code type the UNFREEZE code provided.  If you are not prompted, go to your dial screen and type the UNFREEZE code, now press enter, send or call. You will receive an unsuccesfull message, don't worry.Once the phone...

Wax ka baro Nafsadaada

Image
Ku Darso Ogaalkaaga, in marka qofku hurdo qaybaha dareenka urtu, gabi ahaanba shaqada joojiyo oo aanu shaqayn. Ku Darso Ogaalkaaga, in haddii Riyadu kugu badan tahay, aad ka mid tahay dadka ugu fahamka iyo garashada wanaagsan, sida baadhitaano badan oo lagu sameeyay aadamigu tilmaameen, dadka marka ay hurdaan aadka u riyooda inay aad u maskax wanaagsan yihiin. Ku Darso Ogaalkaaga, in baadhitaano badan oo lagu sameeyay lagu ogaaday in indhaha aadamigu maqluub ahaan wax u arkaan, laakiin qayb maskaxda ka mid ahi ay sida caadiga ah ka dhigto, haddii qaybtaasi shaqada joojisana, qofku wax walba maqluub u arki lahaa, waxaana xaaladaasi dadka qaarkood arkaan, marka dhiigu ka yaraado ee qaybtaasi yara gaabiso. Ku Darso Ogaalkaaga, In xajmiga Maskaxda aadamigu boqolkiiba labo ka tahay guud ahaan qiyaasta jidhka ama miisaankiisa, haddana ay isticmaasho boqolkiiba labaatan ka mid ah, neefta Oxygen-ta ee jidhka, boqolkiiba shan iyo toban ka mid ah garaaca wadnahana iyadu sabab u tahay. Ku Da...

Korodhso aqoontaada

Image
Korodhso Aqoontaada: Ma Ogtahay Ma ogtahay, in astaanta qaranka dalka Spain ama sida aynu u naqaano heesta calanka ee dalkaasi, kaliya muusig uun tahay, oo aanay lahayn erayo ama hees la qaadi karo, astaanta dalkaasi calankooda ku salamaan, ayaa markii murankeedu dhamaan waayay, ee qoomiyadaha dalkaas degaa isku khilaafeen, gabi ahaanba laga dhigay, muusig kaliya. Ma ogtahay, in malabka saafiga ahi, aanu is badalin xitaa haddii uu kun sanadood yaalo, mase ogtahay, in sababtu tahay, maadooyinka kala duwan ee shinidu ka samayso malabku inay sabab u tahay, waxaana cadayntii ugu waynayd lagu ogaaday, markii dhawaan la helay, malab faraaciintii Masar, Qabri ku aaseen oo aan is badalin, sadex kun oo sanadood. Ma ogtahay, in dahabka ku jira dunida haddii awood lagu soo saaro, dhamaantii la heli lahaa, lagu xardhi kari lahaa dhulka qalalan ee aan badaha iyo wabiyada ahayn oo dhan, taas oo macnaheedu tahay in waddooyinka iyo meel kasta dahab laga luli lahaa. Ma ogtahay, in qofka qaan gaadh...

Korodhso aqoontaada

Ka Faa'iidayso: KAFAA IIDAYSO -- * Dadka waxa ugu jaahilsan qofka ... : ----------- KA FAAiIDAYSO -- * Dadka waxa ugu jaahilsan qofka sharka sameya khayrkana rajeeya. * Qofku wax uu dhawro waxa ugu wanaagsan d...

Programming language

Hello, Here is the list of top 10 languages, now decide which language you really want to learn. 1. JavaJavais considered as the perfect language for the developers and programmers to learn. Currently it is the top-most programming language and has grabbed the highest position with Android OS yet again, though it was a bit down a few years ago. Java can be utilized for mobile-based applications, enterprise level purpose, for creating desktop applications, and for establishing Android apps on tablets and smartphones. 2. PHP The web developers should learn about PHP or Hypertext Preprocessor, a well-known programming language. Withthe help of PHP, you can enlarge a web app very quickly and effortlessly. PHP is the actual foundation of many strong content management systems, for example, WordPress. PHP is really a valuable programming language for the developers and programmers. 3. JavaScript While you are expanding your site, JavaScript is extremelyfunctional as this language can immense...

Somalida iyo siyaasada

ASTAAMAHA SIYAASIGA SOOMAALIGA AH EE MAANTA JIRAA WAA KUWAN BY HAYAAN CABDISALAAN ISMAACIIL [Mudugonline, 9 Jan 2002] Waxaan marar badan isweydiiyaa maxaa siyaasiyiinta soomaaliyeed ka qaldan? Waxaan arkaa dad badan oo soomaaliyeed oo rayigooda ka dhiibta siyaasada iyo siyaasiyiintaba. Marka hore waxaa isweydiin leh waa maxay siyaasadu? Waxaan anigu qabaa in siyaasadu tahay tartan, tartankaasoo ka dhaxeeya kooxo kala duwan. Kooxahaas oo ku tartamaya codka bulshada ay ku dhexnool yihiin, kooxahaas oo aaminsan in mabda´ ooda uu yahay kii bulshadu ku gaari laheyd horumar. Hadaba markii doorasho laga sameeyo wadanka waxaa guuleysta kooxdii shacbiga badankiisii soo jiidatay. Taas micnaheedu wuxuu yahay inta u dhaxeysa labo doorasho waxaa wadankii lagu fulinayaa mabda´a kooxdii ku guuleysatay doorashada, kuwii lagu guuleystayna waxay noqonayan mucaarad iyagoo dhowraya sharciga uyaala wadanka, tixgalinaya kooxda haysa maamulka wadanka. Sida cinwaanka maqaalkan ku tilmaaman, dad ba...

Xikmada quraanka

Sirta kalimada TOWXIIDKA لآ اِلَهَ اِلّا اللّهُ مُحَمَّدٌ رَسُوُل اللّهِ !!Byalaxmed/Mar 20, 2015Waxaynu ogsoonnahay cibaaradani)لا إله إلا الله(,inay tahay kalimadda ugu weyn ee qof uu yiraahda. Waa kalimadda ama oraahda uu nebigeenna suubban )NNKH( inoo sheegey qofkii yiraahda markuu dhimanaya inuu gelaya Jannada. Sidoo kale kalmadahani ay ka koobantahay cibaaraddu waa kelmadda ugu horreysa ee lagu soo galo diinta Islaamka, waana rukniga )tiirka( koowaad ee tiirarka Islaamka. Waxaynu ogsoonnahay in rasuulkeenna suubban )NNKH( uu inoo sheegey weynida kalimaddaasi ay qabta haddii koonka oo idil kafad la saaro, cibaaradaasina kafadda kale la saaro inay cuslaan lahayd cibaarad...